Qormadan maanta waxaynu kaaga hadleynaa ciyaarta caruurta ay ciyaaran, faa'iidada ay u leedahay xaga koritaanka maskaxda iyo fahanka ba, ma ka warwarsan tahay waalid in ilmahaagu aanu helin ciyaaar ku filan. Soboobto ah wakhti xaadirkan caruurta inaay dibada ku soo ciyaaran oo ay la soo ciyaaran caruurta kale jarka yihiin waalid ku Uma ogalaanayo waayo war war badan buu waalid ku ka yeelanayaa arrinkaasi. Lkn waalid ilmahaaga u same jadwal ciyaared uu maalin walba wakhti xadidan ku soo ciyaaro siuu u helo firfircooni maalin kiisa iyo caafimad ahaan ba ay caruurtu ufiican tahay ciyaartu.
Fahanka ilmaha ayeey sare uqaada oo ilmuba ilmaha ka ciyaaar badan yahay ayuu waxbarashadana kaga Fiican yahay Hadaba waa Kuma 7 qodob ee aynu kaga hadleyna faa'iidadey ciyaartu ulee dahay caruurta
1. ilmuhu markuu yar yahay 3sano
Markaa waalid ku ilmaha oo yar ku bilabaan ciyaaraha yaryar ee ilmuhu guriga Caga ka dhiso, ilmahaasi wuxuu ka helayaa IQ kiisa ayeey sare uqaada oo wuxuu dhisayaa waxaa a waalid ku ka filabeyn sida biriish, guri anba gaadhi.
Marka ay caruurtu ciyaaran waxay helayaan wakhti ay ku fikiran oo ay wax ku abuuraan
2. ciyaartu waxay ka qeb qadataa koritaanka maskaxda
Hadaba ciyaartu waxay horimar wayn ka geysataa fikirka inaay wax abuuran markey caruurtu ku ciyaarahan meel udhow caruur kale. Waxay hore mariyaan Hal abuurkooga inaay sameyaan wax cusub oo ay isku madadaleyaan maalinka
3. fahanka
Xaga wax barashada waxaa Fiican In caruurta ciyaarta lagu fahan siiyo wuxuu ilmuhu fahmi waayo, adigoo adegsanaya hab ciyaared Fuduud waxna ku fahan siinaya ilmaha si aad uga faaiideysatid maskaxdiisa
Hadaba waalid waxaa Fiican IL ilmahaaga usameyso wakhti uu dhoobada soo laaqdo ood usaartid meel ku munaasibaa ciyaarta usbuuci Hal maalin waayo ciyaartu waa muhiim marka ilmuhu soo korayo inuu helo ciyaaar ku filan siaay maskaxdiisu ukorto
0 Comments