Asalamu calaykum dhamaantiin
Gadhab walba inteyney hooyo noqon, nolasha si Fuduud bay ka aamin san tahay inaay wax walba Fuduud yihiin oo waalin ku ALAH ku qadaro inaad ilmo korisid ay aad ufududaha. MA ogtahay gabadhey Ilmahan aad korineyso inuu yahay sidii cajalad ma dhan oo aad adigu wax ku duubeysid ildhahaagu maalin u yihiin wuxuu ilmuhu kugu arkana uu si Dhib yar usameynayo Shar iyo khayrba.
Ma ogtahay in tarbiyada guriga taala markaa inuu ilmaha a yeelanayo sida. Tusaale haday gurigaasi yahay guri diinta si Fiican lagaga dhaqmo oo qur'aan ka iyo ducooyinka aaney marnaba ka bakhtiyin ilmahaasi wuxuu jeclanayaa tarbiyada guriga taal. Hadaba hadaynu usoo noqono tobic geena Hadaba manta waxaaynu ka Hadley qormo aad inoo wada anfacaysa muhiimna uah hooyo kasta oo caruur korineyso, muhiimna tahay hooyo kasta inay ilmahega anba caruurteda la saaxiibto, bartana sida sirta guriga loo dhowr.
Waa qodob tarbiyadeed oo mihiim ah si ilmahaagu sobob ugu noqon in sirta gurigu dibada ubaxdo.Hadaba ilmuhu wuxuu si wanaagsan wax uga bartaa itus oo itaabsi. Tusaale ahaanqolka dharka, Alaabta ciyaarta dhammaan adiga ayaa iska leh waa in aad ilashato waxaa ga hooyo. Hadaba ilmaha ayaad gudoonsiisey mulkiyadisi waxay ku edeyd markaad usheegtey inta ka Dib adigu shaqo Kuma lihid isagaa ilaashanaya alaabtiisa. Hadaba ilmaha markaa si yaroo Fuduud ugu sheeg in guriga uu ku nool yahay sir ugaara le yahay oo uu ilaaliyo waxaa guriga ka dhaca aanu Cid la wadaagin.
Garaac albaabka markasta ood soo galeysid
Ilmahaaga usheeg inuu garaaco markasta albaabka Hadaba hadii uu furan yahay. Garr ahaan haddii aad aragto inuu kaa dhumanayo sii fursada uu ku dhameysto. Markaa ka Dib raadi si aad ku xaleyn lahayd, arrinkaasi wuxuu ilmaha barayaa inuu ku way diisto intaanu waxba sameyn
Ilaali sirihiisa
Sheeko kastoo idin dhex Martey adi iyo ilmahaaga waa inaad uxiftidid oo aanad qofkale la madaagin. Ilmuhu markaa sirtiisa loo qariyo wuxuu helayaa kalsoni buuxda oo u wax walba kugu sheeg isagoo kugu kalsoon.
Ha uogalaan inuu noqdo mid war badan
Marka ilmahaagu kuu yimaado si uu kugu sheego wax uu jaarka ku soo arkey, guryaha qaraabada anba mid saaxiibadii fahansii warki inuu sirta la xidhiidho una sheeg war ku inuu xaaran yahay ku dheh hooyo Mar danbe ha unoqon inaad sir xaafad kale isheegtid sida sirteenu guriga ugu kooban tahay, sirta xaafadaha Kalana sida weyaan.
Wakhti usamee uu ilmuhu guriga imaado
Hooyo ilmahaaga ha ka ogalaani inuu xili walba uu guriga Imado Karo usheeg in 6 fiidnimo inaa laga danbeyn Karin oo aay mabnuuctahay. Markaa ilmahaagu wuxuu baranaya tarbiyada wanaagsan.
0 Comments