Hordhac
Caanaha naasku waa cuntada ugu saxsan ee ilmaha la siin karo.
Ururo badan oo kuwa caafimadka ka shaqeeya oo ay ku jiraan (American Academy of femaly physician (AAFP) American medical Academy of physician (AAP). World health organization (Who).
Dhamaan waxay hooyo walba kula talinayaan inay ilmaheda naas nuujiso.
WAA MAXAY FAA'IIDADA CAAFIMAD EE ILMUHU ULEYAHAY NAASKU?
Caanaha naaska sida caadiga waxa ku Jira dhamaan nafaqada uu ubaahan yahay ilmahagu.
Nafaqada caanaha naaska ku waxay ay si mugle u badalayaan markaaba baahida nafaqo ee uu ilmuhu ubaahan yahay,Caanaha naaska si ka fudud caanaha kale ayaa loo dhiif shidayaa.
Hadaba Caanaha naaska waxaa ka buuxa difaacayaal ku waa oo ka hortagaya ama ilmaha ka ilaalinaya in xanuun ku yimaado, waxaa kale oo la ogaadey in Caanaha naaska hooyada ilmaha ama caruurtu la siiyaa ay ka fahan Fiican yihiin kana garasho badan yihiin kuwa aan la naas nuunjin.
Ilmaha naaska si wanaagsan loo nuujiyo waxaa ku yar in aay ku dhacaan xanuunada aynu hoos ku xusi doono.
DHAGO XANUUNKA
OOFTA
XANUUNADA MAQAARKA KU DHACA
ILKAHA IYO AFKA OO CAABUQA
XASAASIYAD
XIIQDA
MACAANKA
BUURNIDA XAD DHAAFKA AH
KANSARKA
DHIIGLA'AANT
WADNA XANUUN
Hooyo Hadaba ku dadaal inaad ilmahaaga naas nuujiso si uu uga badbaado xanuunada, hooyada iyo ilmuhuna raaxo ayey dareemayaan,ilmaha yar waxa uu daremaya inuu meel amaana ku jiro.
TUSAALE: ilmaha oo ooyaaya hadii hooyadu u timado ama ay soo qaado oy laabteeda soo galiso ilmuhu waxa uu markaaba dareema xasiloni waanu amusaa, marka hooyadu naaska afka ugalisana waa uu gab aaba taasi waxa ay inoo tilmaamaysaa inuu ehelay meel xasilon ku jiro.
HABKA AAD U NUUJINAYSO ILMAHA NASKA
Hala sugin ilmahaaga naaska Inta uu gaajoonayo ama caano u diyaarineysid ama weel unadiifineyso ee ka haqabtir Caanaha naaska.
Caanaha naasku waa qaar aan lacag kugu taagneyn, x
aga kuwa kale ay lacag kugu taagan yihiin ka badan waxa laga yaaba inaad iib Santo oo kaliya shayyo yar yar sida bamka naaska lagu liso.
Hadii aad qorshaynayso inaad canaha naasku kuu badbaadinayaan ama kuu dhigmi doonaa lacagtii aad Caanaha soo siin lahayd tasina dhaqala ahaan waad koraysa waxaa a laga yabaa inaad bahiyo kale oo reerka ah ama naftaada ah aad ku da barto.
HOOYADU HADII AY SHAQEEYSO MA USII WADI KARAA NAAS NUUNJINTA ILMAHA?
Jawaabtu waa haa hadii ay suurogal tahay Lakin isku day inaad hesho kaaliso anba qof faamiliga oo guriga kaaga sii reebta Sina daryeesha ilmaha Inta aad kaga maqan tahay shaqada, adna si aad u yareyso warwarka sababta oo ah ilmaha ayaa ka xunuun yar kuwii hore ee naas nuunjinta loo sameyn,inata in hooyada naas nuunjinta sameysaa aaney ku Iman xanuunada hoos ku xardhan.
Macaanka noociisa labaad
Kansarka nasaha ku dhaca
Kansarka ku dhaca qanjidhka dumarka ee soo saara ugxanta
Isku buuq ku yimaada hooyada uurka ka dhib
Daciif ku yimaada lafaha oo awoododu is dhinto
Dhiigla aan wadna xanuun
Hooyadu wakhtiga aay ku bixiso naas nuunjinta waa mid aad u dagan oo raaxo leh oo hooyada ilmaha waxay yeelanayaa is dhex gal hooyada iyo ilmuhu raaxo ayeey dareemayaan, ilmaha yar waxaa uu daremaya inuu meel amaana ku jiro
FAA'IIDADA AY HOOYADA ULEE YAHAY NAAS NUUNJINTA
In hooyadu ay si wacan oo wanaagsan u nuujiso ilmaheda waxa ay ka heleysa faaido badan, faa'iidada waxaa ka mida
1. in ilmagaleenka hooyadu noqdo mid kooban uu sii yarado uurka ka hor
2. sidoo kale waxa uu hooyada ka caawiya inuu meesha ka saaro misaanka ku Iman Kara markaad uurka leedahay, sababtoo ah waxaa jidhkaga uga baxay ama uga saraya kalarka si uu usoo saaro caano.
3. caadada kugu soo noqon weyso mudo dhowr bilood ah in kasta oo anan tiring naas nuujinta sida marka lasammeynayo Kala korinta.
4. (prolactin) Waa madada soo saarta caanaha naaska hooyada waxaanu hooyada ka ilaaliya in iyadoo uurleh caano isku aragto.
Waad ku mahadsantahay sida aad wakhtigaagi noogu horta eed Qormadan u akhristey Hadaba ku mention garee hooyo ubaahan ha ka faaideysate.
0 Comments